Dhaqtar Hindi ah oo Daweenaya Dhalmo la’aanta raga iyo cuduro kale oo Kalkaal Hospital Imaanaya

Isbitaalka Takhasusiga ee Kalkaal ee magaalada Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed ku war galinaya in Isbitaal uu imaanayo kana howl galayo Dhaqtar u dhashay dalka Hindiya oo ku takhasusay Dhalmo la’aanta raga, xanuunada kilyaha iyo kaadi mareenka. Dhaqtarka oo ka howlgala Isbitaalo kuyaala Hindiya ayaa Muqdisho u imaanaya sidii uu bulshada Soomaaliyeed uga daweyn lahaa dhalmo … Continue reading Dhaqtar Hindi ah oo Daweenaya Dhalmo la’aanta raga iyo cuduro kale oo Kalkaal Hospital Imaanaya